Time in Somalia -
Dulman Band New Song Called Daaya, New Somali Wadani Song 2010 & 2011 by Mr-Dulmane Ft Bstar Rap
facebook  digg  delicious  newsvine  reddit  simpy  spurl  yahoo
Favorite  Add to Favorites     Feature  Feature This!     Inappropriate  Inappropriate     Share  Share     playlist  Add to Playlist

Rating: 0.0/5 (0 vote cast)

Type of abuse
Comments
Daaya Lyrices Dulmane Ft Bstar Rap [Chorus] Daaya, Daaya Ruux Dowlad Diiday Daaya, Daaya Daaya Haa Haa Haa Haa Daaya, Daaya Ruux Dowlad Diiday Daaya, Daaya Daaya Haa Haa Haa Haa [ Bstar Rap Verse] Daaya Ninki Dowlad Diiday Dadkiisa Dollar Ka Dortay Damirlawe Dalki Awey Dadkeygow Sidan Ma Danba In loo Daney nin Dahyarta Dagaal aan Dhamaanin iyo In leysku Duulo Deris Ka Deris Digil iyo Mirifle D iyo H [ Dulmane, Chorus ] Dagaal waan Ka Dalnay Dan Nooma Ahee Danta Shacbiga Eega Dulmiga Ka Daaya. Doona. Doona Dalkiisa u Daacad Doona Doona Doona, Haa Haa Haa Haa Doona, Doona Dalkiisa u Daacad Doona Doona Doona Hooy Hooy Hooy Hooy [ Bstar Rap Verse] Doona Dalkiis u Daacad Dagaal iyo Dulmi Diidan Dalkiisa Dantiis u Daaya Daayarya Dantoda Eega Diintena Islamka Haysta Dadka Darxumo Ka Sara Da' iimow Dalken Kayeel Dunida ay u Dalxiista [ Dulmane Chorus] Daaya, Daaya Ruux Dowlad Diiday Daaya Daaya Daaya Haa Haa Haa Haa Daaya Doona, Doona Dalkiisa u Daacad Doona Doona Doona Hooy Hooy Hooy Hooy Doona.
Added on Jun 26, 2011 by webmaster
Video Details
Time: 03:04 | Views: 166 | Comments: 0
  Dulman  Band  New  Somali  Wadani  Song  and  Rap  2010  2011 
  Somali Songs  
Video Responses (0)

Be the first to post a video response!

User Details
Share Details

Post Comments
Comment on this video:

Comments: (0)
Watch
Welcome More to come

More from: webmaster

Related Videos