Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)
Lyrics Of D Song:
1
Hadii aan bad baadiyo,
Gurmad kaaga helinnoo,
Baasaha jacaylka,
Dhakhso iga bi'inoo,
Kuu baaba'ee,
Allow yaa badhaadhiyo,
Barkhad jacayl,
Kula beegta guur,
2
Bardihii jacaylku,
Ma wax la isku biiraa,
Badankana wax yeeloo,
Qalbigayga baadhaa,
Naftu baadi goobtaa,
Allow yaa barwaaqiyo,
Bash bash jacayl,
Kula beegta guur,
3
Borama Hargeisiyo,
Berberiyo jabuutuu,
Cishqi bari ku baahoo,
Dadku ay bogaadshaan,
Ana baafiyaayoo,
Allow yaa Bartaa'iyo,
Xamar jacayl,
Ula beegta guur,
Added on Jun 26, 2011 by webmaster
Video Details
Video Responses (0)
Be the first to post a video response!
User Details
Share Details
Post Comments
Comment on this video:
Comments: (0)









Add to Favorites
Feature This!
Share