Time in Somalia -
New Somali Song - "Wax Barasho" (Mohamed Yare Feat. IlkaCase)
facebook  digg  delicious  newsvine  reddit  simpy  spurl  yahoo
Favorite  Add to Favorites     Feature  Feature This!     Inappropriate  Inappropriate     Share  Share     playlist  Add to Playlist

Rating: 0.0/5 (0 vote cast)

Type of abuse
Comments
Official Video for "Wax Barasho" Mohamed Yare featuring Ilkacase, Erayada & Laxanka Salah Donyale, Produced, Directed, Camera by Brakhad Abdi a.k.a. "Halloween" Ciyaalka Xaafada Records Edited by Brett Morse-Karzen and Barb Goldberg www.piraje.com follow me on Twitter@ Rageedii_Ent add CIYAALKA XAAFADA page on Facebook Lyrics.. Mohamed Yare Qalinkiyo buugaa Baahida looga baxaaye Bulshayahey aqoontiyo Ku dadaala waxbarashada +++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++ IlkaCase.. Baldayoo eegoo Taariikhda Baara Burburkii dhulkeeniyo Sagaashankii ka beegso Imisaa badownimo Bilaash loo xasuuqey Imisaa boobiyo faal Beebee la mariyey Intee baydadoo qaxey Usoo baxay banaanada Qurbaha ku baylahay Intee baraflaayoo Boogweyn ku reebey Googooyey beerkoo Biyo galiyey feeraha Baaskiyo masiibadiyo Baaba'a Soomaali Waxaa dhaliyey burburka Ogow waa badownimo Mohamed Yare Qalinkiyo buugaa Baahida looga baxaaye Bulshayahey aqoontiyo Ku dadaala waxbarashada IlkaCase Barashada cilmiga waa Hanti aanan baabiin Nimciyo barwaaqiyo Biyo weeye aan gurin Bilistiyo ragoo idil Barbaariyo caruuryey Garashada bisleeyoo Baandheeya cilmiga Runta yaan la baalmarin Loo bogin waxyeeloo Jaahilnimo loo badan Balanteenu waxay tahay Baadi doon aqooneed Baladkiyo miigiyo Beyad walba geeya Cirka baaxadaliyo Buuraha dushooda Bada nimanka dagay iyo Beegsada asaagiin
Added on Jun 18, 2011 by raage
Video Details
Time: 03:36 | Views: 147 | Comments: 0
  Waxbarasho  Waxbarashomohamed  yare  maxamed  ilkacase  ilka  case  salah  donyale  ciyaalka  xaafada  somali  movie  rap  gangsta  girls  niiko  sexy  girl 
  Somali Songs  
Video Responses (0)

Be the first to post a video response!

User Details
Share Details

Post Comments
Comment on this video:

Comments: (0)
Watch
Welcome More to come

More from: raage

Related Videos