RW. Hore Cumar C/rashid ayaa sheegay Heshiiska SARACEN uu yahay Sharci Darro
Mudane Cumar Cabdirashid oo u waramayay VOA ayaa sheegay in Wasiirkii Maaliyadda ee xilligii uu madaxa ahaa uusan u sheegin wax heshiis ah oo uu la galay SARACEN , Madaxweynahuna uusan la soo socodsiin. Inkastoo hadda la sheegayo in wasiirkii Maaliyadda ee xilligii Cumar C/rashid uu saxiixay. RW. Cumar ayaa yiri maanan ogayn xilligaygii hadayse dhacdayna inay saxiixeen waa mid sharci darro ah waayo anigu maanan saxiixin.
Added on Jul 2, 2011 by webmaster
Video Details
Time: 02:26 | Views: 149 |
Comments: 0
bartamaha soomaaliya somalia soomaali somali prime minister omar abdirashid sharmarke wargelin puntland somaliland
Somalia
bartamaha soomaaliya somalia soomaali somali prime minister omar abdirashid sharmarke wargelin puntland somaliland
Somalia
Video Responses (0)
Be the first to post a video response!
User Details
Share Details
Post Comments
Comment on this video:
Comments: (0)
| Welcome More to come |
More from: webmaster
Related Videos









Add to Favorites
Feature This!
Share