Time in Somalia -
Videos with tag tix
Results 1-5 of 5
 
09:22
09:22
09:22

SU'AALO & JAWAABO DIINI AH DIINTU WAA NASEEXO cilmi qaadasho

http://www.saafifilms.com waa barnaamij isbuucle ah oo aad ka daawan karto www.saafifilms.com www.fiirsi.com www.shaleemo.com www.saafi.co.uk & universal tv khamiis walba 5:30 PM Waxaa Marwalba lagu sameeyaa Saafi Studio UK, Camera man Jibriil Maxamed Jibriil. Editing Jibriil Maxamed Jibriil. Directed by Cabdi Qani Nuur Markacadey.net

Channels: Somalia 

Added: 284 days ago by raage

Views: 201 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:38
04:38
04:38

DAABAQAD CAASHA LUUL MAXAMUUD GABAY TIR SUUGAAN GEERAAR

http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com http://www.saafifilms.com

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 167 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:11
03:11
03:11

HAL ABUUR ABWAAN C/FITAAX DAAHIR CIGE GABAY TIX MURTI

http://www.saafiiflms.com abwaan gabay tix geeraar jaceyl wadani djibouti arta somali soomaali djiboutian hargeysa murti saafi films qaahira masar

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 145 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00
 
01:00
01:00
01:00

Wan iyo Waraabe

Tix, ama Gabay uu tiriyay Carays Ciise Kaarshe, Allah u naxariistee, sawiraddana waxaa sameeyay Amiin Caamir. Text to the 'Gabay/Tix'; Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal, Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan. Runtaa! Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan. Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha (...) Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan. Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Channels: Somali Arts & Animation 

Added: 346 days ago by raage

Views: 161 | Comments: 0

Not yet rated