Time in Somalia -
Videos with tag ogadenia
Results 1-32 of 32
 
09:49
09:49
09:49

Somalia waa iib (Somalia is for sale)

MEEL LAGU DAGAALOO DIRIC DHIIGII DAADSHOO OO DALKA CIIDANKIISII DOOXEEN CADAAWAHA DURBA GUULO BADAN IYO DEGMOOYIN AY XOREEYEEN DOQON CADOWGU SOO DUMAY DURBAAN UU U GARAACA DABADEED YIRAAHDAA DADWEYNUHU HA SOO BAXA DOOLARBAAN SAIDAAYEE DORASHAAN GALEYNAA DANEYSTAA I SOO DIRAY ANNIGAA DALAALOO DALKAA NOO GADAAYAA DANYARTIYO CARUUTIYO DUMARKAAN GO'AAYANA DANI NAGAMA HEYSEE DAKANADA KUWAAN GALAY NOOMA DIIRNAXAAYAAN DIBADA BAXA DADWEYNOW DAARTEY DHEX-JIIFAAN IYAGU AY ISKU DOORTEEN HADANA AY KA DOODAAN DANAHOODA GAARKAA SHIRQOOLADADA KA DUMAYAAN WAA IN LAGU DUNSHAAYOO DIBADA LOOGA SAARAA DARUURIHINA MEY CURAN DALAGIINA MUU BIXIN GUGAAN DOOG LA WAAYOO DEYRTII DHAWEYDNA DHIBIC ROOBI AY DA'IN DUUNYADII IDLAATO DADKII WEY LE'ANAYAAN DAMIIR LAAWE MOOYEE SOOMALI DAACADA DANTA GUUD ILAASHAHA XUKUN DOONIMAAYEE DIFAACBUU GALAAYAA DULINIMO HA YEELINA SOOMAALAY DIGTOONOW DABADHILIF HA YEELINA DAWLADNIMANA LAMA RABO DALKA HORUMARKIISEE

Channels: Somalia 

Added: 305 days ago by raage

Views: 150 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:21
04:21
04:21

Gabay Somali Wadani

Gabay Somali oo wadani ah. Courtesy of Ijaabo Aadan Weyrax. She is the one who is reading this poem. She is a true somali patriot lady who lives in Cairo Egypt.

Channels: Somali Gabay 

Added: 305 days ago by webmaster

Views: 152 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:41
04:41
04:41

Faysal Hasan Xawase New Somali Song ( Sabiib 2011)

Editing Abdirahman Maano

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 184 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:00
03:00
03:00

Geraar Amaan ah oo ku socda Hablaha Ogadenia.By Ali yare

Waa geeraar amaan ah oo loogu talagalay hablaha safka hore kaga jira halaganka ka socda ogadenia, waxaana idiinku luuqaynaya abwaan ali yare waana habayntii sahan studio mpls

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 144 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:58
01:58
01:58
 
01:10
01:10
01:10
 
06:58
06:58
06:58

Ciyaartii Wil-Wilada ee Gobolka Shiniile By Liyu Boolis

Ciyaartii Wil-Wilada ee Gobolka Shiniile By Liyu Boolis

Channels: Somalia 

Added: 322 days ago by webmaster

Views: 172 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:13
09:13
09:13

HEES CUSUB SOMALILAND 18 MAY 2011

dadkaygu hadduu tashaday maxaa loo dabaa sucdaa?..... midhihii Abwaan Cali Axmed Raabi ( Cali Seenyo) Laxankii Qomaal ..... codaadkii Jaamac Aadan (Nuur Daalacay) Maxamed Axmed Qomaal, Yuusuf Maxamed Xuseen (Yuusuf Dheere) Kaltuun Bacaado, Iyo Canab Ismaciil. ..dhagaysi haboon,,,,,.......

Channels: Somaliland News 

Added: 322 days ago by webmaster

Views: 137 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:39
05:39
05:39

Maalintii Somaliya Xorowday / Somali Independence Day

Waa Sawiradii xafladii 1 Luulya ee lagu qabtay magaalada Oslo ee Dalka Norway. Halkaan ka daaawo, ilaahna ubari somali inay is raa Waa Sawiradii xafladii 1 Luulya ee lagu qabtay magaalada Oslo ee Dalka Norway. Halkaan ka daaawo, ilaahna ubari somali inay is raacdo oo ay xorowdo.

Channels: Somalia 

Added: 329 days ago by webmaster

Views: 87 | Comments: 0

Not yet rated

 
08:39
08:39
08:39

Heeska Calanka

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama. Erayada/ Miraha Heesta Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad

Channels: Somalia 

Added: 329 days ago by webmaster

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:39
09:39
09:39

HEES KAWAANKII DADKA‏

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA. DALJIR BAAN AHAY KA DAMQADA DHIBKOO DAMIIRKAA II WADA HADDII AAN DORAAD DAMBI WAXAAD GASHEEN DIIWAAN KU QORAY DADKA AAN HORDHIGAY OO DOO DIINU TAHAY HADDII AAD NA DEYN WAA LAGU DILAAYAA CIRKA SOO DUNSHOO WAA INOO DAGAAL DIBI GEESAHA WEYN LO'DA WUU DIDSHAA U DIIDAA HARKEE DADKAAD DOOXATEEN DAARAHOOD KA QAXAY CEELASHII U DIDAY BAAD SII DABA GASHEEN DALKA KUWA DHIGAY KAWAAANKII DADKA DARAJADAA D RABTAAN WAA DOQONIMOO DAMAQ INAAD LAHEYN DUNIDU WAA OGTEE DALKA WAXAA U HARI KII DAACAD IYO KII DIIR NAXEEN DHIIG DAADINEYN DAlLKA WAXAA U HARI SHACABKAAN DAYACAN DARYEELKEY RABAAN KII LA DOONAYEE DEGDEG WAX UGU QABAN

Channels: Somalia 

Added: 329 days ago by webmaster

Views: 131 | Comments: 0

Not yet rated

 
10:00
10:00
10:00

Celebration in Somali State of the National Flag Day

Celebration in Somali State of the National Flag Day

Channels: Somalia 

Added: 329 days ago by webmaster

Views: 111 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:39
05:39
05:39

Qeylodhaan heesta Qarniga

kadib mucjisadii ka dhacdey xamar tariikhda markey aheyd 3 dec 2009 ayaa fanaaniinta iyo mu alifiinta fanaaniinta somaliyeed bahda london waxay so saareen heestan oo ah baroor diiq, waa hees taariikhi ah kana turjimeyso qaracankii qaranka iyo dadka somaaliyeed meel kastoo dunida daafaheeda ey ku nool yihiin. MIRAHA : QALQAL NAGU BEER QARAXII LALA BEEGSADAY ARDAYDII QALIN JABINEYSAY QASAARAHA NA GAARAY WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE CUMAR HAASHI QAARAJIYE WAAYEEL QAARAJIYE DAAUUD DIRIR QAARAJIYE IYO QAAR KALOO BADANE QURAAN RUUGII INA CADOW WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY DATOORADII WAX QALI JIRAY IYO QAMARNA MAY DHAAFIN QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO RABOW WAX KA QABO QOOMKII SIDAAN YEELAY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAAIMUL WADDAN DALAALAA HADBA SOO QASAAYOO QEYBI OO XUKUN BAA QORSHUHU YAHAYE QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QIIL DAMBIYO MA HARIN DIIN LAGU QARAABTAAYE QURAC JABAY SIDIISI QARANKU MA U LIICAY QABRIGOON GALNAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAYE QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY WAAD QALIBANTEENE

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 170 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:24
04:24
04:24

Somali Song - Hussein Shire Jama (Ciyaar Jecel)

http://www.heegantv.com/ This song is by Hussein Shire- Saynab. All Credits to Hussein. Somali Music. Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo (Seynab). Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by raage

Views: 278 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:49
03:49
03:49

Classic Cultural Somali Song by the famous artist Fadumo Qasim ,in the beautiful times of Somalia .

Somali people have beautiful history in past . The country was called the Land of Pount well-known by ancient-egyptians . It was Maritime Force ,and a platform of maritime business, and commercial crossroads ! After the independance in 1960 , Somalia built , a powerful government and even , during the peaciful times in Somalia , the people used to learn and struggle against the ignorance ! The Somali language was official and it is used for education and social regulation . In 1991 , a civil war began in Somalia because of Internal factors and external western interventions which divided the Somali People . After , a difficult times and political issues , In 2009 , a government of transition was built with the President : Sheikh Sharif ! The Somalis students in Abroad , with restorehope compaign , want to go back in country with determination in order to contribute for the development and rebuild their contry ,"Inchallah "! "If God will" As the Somalis proud muslims said !

Channels: Somali Songs 

Added: 334 days ago by webmaster

Views: 132 | Comments: 0

Not yet rated

 
07:20
07:20
07:20

New Somali Song Kaban "Faraanti" Xanfar Yare

New Somali Song Kaban "Faraanti" Xanfar Yare Lyrics Salah Nur Salah Edited By Barkhad Abdi follow me on Twitter@ Rageedii_Ent add CIYAALKA XAAFADA page on Facebook

Channels: Somali Songs 

Added: 342 days ago by raage

Views: 223 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:57
06:57
06:57

Hibooy Digfeer best somali song new somali music

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974

Channels: Somali Songs 

Added: 342 days ago by raage

Views: 210 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:46
06:46
06:46

Beer & Dheylo Digfeer heeso music somali music best somali song 2009

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 342 days ago by raage

Views: 224 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:47
06:47
06:47

Sunayaal Bacidleh Xuseen Yuusuf best somali music somali songs somali rap

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 342 days ago by raage

Views: 201 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:29
06:29
06:29

Digniin: Web site-yada XAAJO iyo DHANAAN la soo ogaaday waxa ay yihiin

Web site-yada XAAJO IYO DHANAAN waxay u shaqeeyaan gumeysiga ee iska ilaaliya.

Channels: Somaliland News 

Added: 344 days ago by raage

Views: 218 | Comments: 0

Not yet rated

 
24:27
24:27
24:27

Live on Al Jazeera, a Dhulbahante diaspora & Issaq MP disagree over Somaliland Independence

Traces of separatism have been feasible for many years among the Issaq elites in what is now called Somaliland, but Dhulbahante on they other hand rejected secession in favor of unity with somalia. Dhulbahante members primarily inhabit the northern regions of Somalia Sool, Sanaag & Cyn(SSC)

Channels: Somalia 

Added: 344 days ago by raage

Views: 129 | Comments: 0

Not yet rated

 
02:12
02:12
02:12

Al Jazeera was given exclusive access to Ogaden.(part1 Eng)

Al Jazeera was given exclusive access to Ogaden. Mohammed Adow has more on the fighters from the Ogaden National Liberation Front....AlJazeera Al Jazeera Ogaden For more than ten years, many people from Ethiopia's eastern Ogaden region have been battling for an autonomous state. It is a hidden war that has seen many women take up arms. Al Jazeera was given exclusive access to Ogaden. Mohammed Adow has more on the fighters from the Ogaden National Liberation Front. (more)

Channels: Somalia 

Added: 344 days ago by raage

Views: 114 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Riwaayad Csub oo ay soo diyaariyeen Kooxda Xoriyo (Waxaa Curiyey Sangub)

Riwaayad cusub oo uu curiyey Abwaan Maxamuud Abdullahi Ciise Sangub iyo kooxda Gobaladda ogadeeniya ee Xoriyo Waxaa isku duba riday Wakaaladda Fanka iyo Filimada Ogaadeeniya (WFF Gadeniya) Waa horudhac)

Channels: Somali riwaayad 

Added: 346 days ago by raage

Views: 274 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Kaftan Ma'aha kulanka waaberi ee Maxaa isu keenay?

Waa riwaayad ay soo bandhigeen hobaladda waaberi iyo dhalinta Ogaadeeniya ee USA

Channels: Somali riwaayad 

Added: 346 days ago by raage

Views: 148 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Riwaayad Cusub: "Dhagax-Buureey Hadaan Baraarugay" Part1

Riwaayadan Cusub ee Hadaan Baraarugay waxaa lagu dhigay kulankii odayaasha Beesha Reer Isahaaq ee lagu qabtay Magaalada Dhagax-Buur

Channels: Somali riwaayad 

Added: 346 days ago by raage

Views: 274 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Riwaayad Cusub: "Dhagax-Buureey Hadaan Baraarugay" Part2

Riwaayadan Cusub ee Hadaan Baraarugay waxaa lagu dhigay kulankii odayaasha Beesha Reer Isahaaq ee lagu qabtay Magaalada Dhagax-Buur

Channels: Somali riwaayad 

Added: 346 days ago by raage

Views: 157 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

siyaad barre , Noolow Siyaad noolow

Channels: Somalia 

Added: 346 days ago by raage

Views: 211 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Nasira Halgan Ogadenia History and Politics Part Two

Nasira Halgan Ogadenia History and Politics

Channels: Politics 

Added: 346 days ago by raage

Views: 89 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Ogaden Ethiopia Protest

Ogaden protest in Seattle, Wa against the dictator meles zanawi and his corrupt regime. Ogadenia, Ogaden, Somali, Somalia, Somaliland, Puntland... Ethiopia, Ethiopians, Kenya, Eritrea, East Africa...

Channels: Politics 

Added: 346 days ago by raage

Views: 183 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Somali Cartoons , Sheeko Sheeko !

Cheeka hariirowda waa xikmadaha ay somaalidu ku nuxnuxsato si fududna arourta ayaa loogu kobciyaa caqligooga Aruurtana falsafad baa loogu daraa cheeka hariirowda siday waxa xun ay iskaga illaaliyaaan. "The language of ancient Egypt belonged to the Hamitic group;today, of course, the language ofEgypt is a form of Arabic, but a descendant of the ancient Hamitic language of Egypt, Coptic, survived until about the fifteenth century, and is still used as the liturgical language of the Coptic Church.Surviving Hamitic languages are spoken across a large part of North Africa and include Somali." The english language ,A Historical Introduction," by Charles Barber .

Channels: Somali Arts & Animation 

Added: 346 days ago by raage

Views: 225 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Ceelasha Cumar Dhuule best somali song somaliland old music

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 346 days ago by webmaster

Views: 254 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Balan Baalis Samatar xasan aadan old somali songs heesihii hore qaraami

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 346 days ago by webmaster

Views: 396 | Comments: 0

Not yet rated