Time in Somalia -
Videos with tag jibuuti
Results 1-1 of 1
 
05:39
05:39
05:39

Qeylodhaan heesta Qarniga

kadib mucjisadii ka dhacdey xamar tariikhda markey aheyd 3 dec 2009 ayaa fanaaniinta iyo mu alifiinta fanaaniinta somaliyeed bahda london waxay so saareen heestan oo ah baroor diiq, waa hees taariikhi ah kana turjimeyso qaracankii qaranka iyo dadka somaaliyeed meel kastoo dunida daafaheeda ey ku nool yihiin. MIRAHA : QALQAL NAGU BEER QARAXII LALA BEEGSADAY ARDAYDII QALIN JABINEYSAY QASAARAHA NA GAARAY WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE CUMAR HAASHI QAARAJIYE WAAYEEL QAARAJIYE DAAUUD DIRIR QAARAJIYE IYO QAAR KALOO BADANE QURAAN RUUGII INA CADOW WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY DATOORADII WAX QALI JIRAY IYO QAMARNA MAY DHAAFIN QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO RABOW WAX KA QABO QOOMKII SIDAAN YEELAY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAAIMUL WADDAN DALAALAA HADBA SOO QASAAYOO QEYBI OO XUKUN BAA QORSHUHU YAHAYE QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QIIL DAMBIYO MA HARIN DIIN LAGU QARAABTAAYE QURAC JABAY SIDIISI QARANKU MA U LIICAY QABRIGOON GALNAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAYE QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY WAAD QALIBANTEENE

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 170 | Comments: 0

Not yet rated