Time in Somalia -
Videos with tag hiil
Results 1-2 of 2
 
08:43
08:43
08:43

Somali: Prof. Ahmed Ismail Samatar iyo Hiil Qaran

Prof. Ahmed Ismael Samatar, James Wallace Professor and Dean of the Institute for Global Citizenship at Macalester College is talking about new Party: Hiil Qaran. This Party is Open to all patriotic adult Somalis willing to invest their intelligence, time and resources.

Channels: Somali Life In North America 

Added: 342 days ago by raage

Views: 250 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Dhaqanka hidaha qowmiyadda Soomaaliyeed

Soomaali wa hal, kuwa kala qob qobaayana ogaada in aan meel somalida eey ku kala qeybsantahay eeysan jarin oo aan ka aheen kuwa horboodaayo oo ku doodaya anagaa leha, reer hebel, iyo tolkeyga iyo qurun, sababta igu kaliftay in aan soo dhigo filimkaan ka turjumaya dhaqanka hooyo waa, Waxaan u soo joogay anigoo yar in caasimadda dalka hooyo ee Soomaaliya lagu soo bandhigi jiray dhamaan dhaqamadda eey leeyahiin qowmiyada Soomaaliyeed, midaana waxeey ka mid aheed mid ka mid ah, waxeeyna isoo xasuusisay anigoo ah mawaadin Soomaaliyeed wada jirkeena sida uu u wanaagsanyahay. Mahadsanidiin /Tafatiraha www.samaaltv.com, www.xaraash.com, www.raadi.com

Channels: Somali Gabay 

Added: 345 days ago by raage

Views: 270 | Comments: 0

Not yet rated