Time in Somalia -
Videos with tag hiddo
Results 1-9 of 9
 
08:39
08:39
08:39

Heeska Calanka

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama. Erayada/ Miraha Heesta Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:39
09:39
09:39

HEES KAWAANKII DADKA‏

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA. DALJIR BAAN AHAY KA DAMQADA DHIBKOO DAMIIRKAA II WADA HADDII AAN DORAAD DAMBI WAXAAD GASHEEN DIIWAAN KU QORAY DADKA AAN HORDHIGAY OO DOO DIINU TAHAY HADDII AAD NA DEYN WAA LAGU DILAAYAA CIRKA SOO DUNSHOO WAA INOO DAGAAL DIBI GEESAHA WEYN LO'DA WUU DIDSHAA U DIIDAA HARKEE DADKAAD DOOXATEEN DAARAHOOD KA QAXAY CEELASHII U DIDAY BAAD SII DABA GASHEEN DALKA KUWA DHIGAY KAWAAANKII DADKA DARAJADAA D RABTAAN WAA DOQONIMOO DAMAQ INAAD LAHEYN DUNIDU WAA OGTEE DALKA WAXAA U HARI KII DAACAD IYO KII DIIR NAXEEN DHIIG DAADINEYN DAlLKA WAXAA U HARI SHACABKAAN DAYACAN DARYEELKEY RABAAN KII LA DOONAYEE DEGDEG WAX UGU QABAN

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 131 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:39
05:39
05:39

Qeylodhaan heesta Qarniga

kadib mucjisadii ka dhacdey xamar tariikhda markey aheyd 3 dec 2009 ayaa fanaaniinta iyo mu alifiinta fanaaniinta somaliyeed bahda london waxay so saareen heestan oo ah baroor diiq, waa hees taariikhi ah kana turjimeyso qaracankii qaranka iyo dadka somaaliyeed meel kastoo dunida daafaheeda ey ku nool yihiin. MIRAHA : QALQAL NAGU BEER QARAXII LALA BEEGSADAY ARDAYDII QALIN JABINEYSAY QASAARAHA NA GAARAY WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE CUMAR HAASHI QAARAJIYE WAAYEEL QAARAJIYE DAAUUD DIRIR QAARAJIYE IYO QAAR KALOO BADANE QURAAN RUUGII INA CADOW WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY DATOORADII WAX QALI JIRAY IYO QAMARNA MAY DHAAFIN QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO RABOW WAX KA QABO QOOMKII SIDAAN YEELAY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAAIMUL WADDAN DALAALAA HADBA SOO QASAAYOO QEYBI OO XUKUN BAA QORSHUHU YAHAYE QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QIIL DAMBIYO MA HARIN DIIN LAGU QARAABTAAYE QURAC JABAY SIDIISI QARANKU MA U LIICAY QABRIGOON GALNAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAYE QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY WAAD QALIBANTEENE

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 169 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:24
04:24
04:24

Somali Song - Hussein Shire Jama (Ciyaar Jecel)

http://www.heegantv.com/ This song is by Hussein Shire- Saynab. All Credits to Hussein. Somali Music. Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo (Seynab). Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by raage

Views: 278 | Comments: 0

Not yet rated

 
02:46
02:46
02:46

New Somali Song" Barasho By BStar Rap,,,,Xidiga Rapka New Somali Rap 2011 Somali Music Rap 2011

Barasho by Xidiga Rapka (Hook Xidiga Rapka) Barasho Iyo Kalgacal" Ani Iyo Adi Isku Keenay Samiiroy Adi ii Soo Dhawoow (2x) Qoftas Waye Cade Mahan" Waa Iga Waashay" Waa Ku Waariiray Her Name Is Samiiro Alah Yaa Wax Usheega Shuukansi May Taaqana Shaacni Yeey Uwacda Gaabar Iyo Garoob Ha Liigargaaro Guura Raawa Gaabsi Ma Ahan Naa Hooy Samiiro Ani Waa Ku Jeclaa Ku Ma Xuumaynayo" Luul Iyo Layla Saxiibta Wax Usheega" Jecelka Ba Saan Meya Siidisa Ba Saan Meya Haa Waa BStar Xidiga Xaafada" Waar La Uba Ubayo Waay Kac Karuun" Walashay Waa Ku Xeesay Yes Am Lonely" Can You be My Only Baby Usiijali Meme Na Wewe Tu Taa Kuwa Bamuja" Hooy Hooy Samiiro Ani Waa Ku Jeclaa Indhahay Uruun. (Hook Xidiga Rapka) Barasho Iyo Kalgacal Ani Iyo Adi Isku Keenay Samiiro Adi ii Soo Dhawoow. (2x)

Channels: Somali Songs 

Added: 334 days ago by webmaster

Views: 110 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:18
04:18
04:18

Yaan la Dooran! & Hala Doorto!

Waxaan halkaan uga hambalyeynayaa Madaxweynaha Cusub ee Umada Somaliyeed Shiekh Sharif Shiekh Ahmed waxaana alle uga baryaayaa in uu la GArab Galo Howlaha horyaaala. alle na haka dhigo kii umadiisa MIdeeYO!

Channels: Somali Life In North America 

Added: 342 days ago by raage

Views: 96 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:38
04:38
04:38
 
06:57
06:57
06:57
 
02:51
02:51
02:51

somali

waa dad anan caaqabo laheyn

Channels: Somali Life In North America 

Added: 342 days ago by raage

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated