Time in Somalia -
Videos with tag hassan
Results 1-20 of 20
 
02:19
02:19
02:19

Mogadisho War- 3 August 2009

Somalia 24 TV. the lates somali news. dagaalka muqdisho

Channels: Somalia 

Added: 234 days ago by raage

Views: 315 | Comments: 1

Not yet rated

 
09:49
09:49
09:49

Somalia waa iib (Somalia is for sale)

MEEL LAGU DAGAALOO DIRIC DHIIGII DAADSHOO OO DALKA CIIDANKIISII DOOXEEN CADAAWAHA DURBA GUULO BADAN IYO DEGMOOYIN AY XOREEYEEN DOQON CADOWGU SOO DUMAY DURBAAN UU U GARAACA DABADEED YIRAAHDAA DADWEYNUHU HA SOO BAXA DOOLARBAAN SAIDAAYEE DORASHAAN GALEYNAA DANEYSTAA I SOO DIRAY ANNIGAA DALAALOO DALKAA NOO GADAAYAA DANYARTIYO CARUUTIYO DUMARKAAN GO'AAYANA DANI NAGAMA HEYSEE DAKANADA KUWAAN GALAY NOOMA DIIRNAXAAYAAN DIBADA BAXA DADWEYNOW DAARTEY DHEX-JIIFAAN IYAGU AY ISKU DOORTEEN HADANA AY KA DOODAAN DANAHOODA GAARKAA SHIRQOOLADADA KA DUMAYAAN WAA IN LAGU DUNSHAAYOO DIBADA LOOGA SAARAA DARUURIHINA MEY CURAN DALAGIINA MUU BIXIN GUGAAN DOOG LA WAAYOO DEYRTII DHAWEYDNA DHIBIC ROOBI AY DA'IN DUUNYADII IDLAATO DADKII WEY LE'ANAYAAN DAMIIR LAAWE MOOYEE SOOMALI DAACADA DANTA GUUD ILAASHAHA XUKUN DOONIMAAYEE DIFAACBUU GALAAYAA DULINIMO HA YEELINA SOOMAALAY DIGTOONOW DABADHILIF HA YEELINA DAWLADNIMANA LAMA RABO DALKA HORUMARKIISEE

Channels: Somalia 

Added: 305 days ago by raage

Views: 149 | Comments: 0

Not yet rated

 
07:14
07:14
07:14

CAWEYS new love songs 2011

Heestii Caweys waa midhihii, laxankii,iyo codkii Mustafe Abdullahi Dafle music Abdisalaan jimmy 2011

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 135 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:48
03:48
03:48

Soomaaliyeey toosoo By /www.raadi.com

Soomaaliyeey toosoo Waa heestii ummadda Somaliyeed

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 208 | Comments: 0

Not yet rated

 
02:13
02:13
02:13

Dhaqanka & hiddaha Soomaaliyeed

Ereyo ku soo xasuusinaayo dhulkii hooyo, hadii aad ku dhalatay

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 130 | Comments: 0

Not yet rated

 
08:39
08:39
08:39

Heeska Calanka

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama. Erayada/ Miraha Heesta Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:39
09:39
09:39

HEES KAWAANKII DADKA‏

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA. DALJIR BAAN AHAY KA DAMQADA DHIBKOO DAMIIRKAA II WADA HADDII AAN DORAAD DAMBI WAXAAD GASHEEN DIIWAAN KU QORAY DADKA AAN HORDHIGAY OO DOO DIINU TAHAY HADDII AAD NA DEYN WAA LAGU DILAAYAA CIRKA SOO DUNSHOO WAA INOO DAGAAL DIBI GEESAHA WEYN LO'DA WUU DIDSHAA U DIIDAA HARKEE DADKAAD DOOXATEEN DAARAHOOD KA QAXAY CEELASHII U DIDAY BAAD SII DABA GASHEEN DALKA KUWA DHIGAY KAWAAANKII DADKA DARAJADAA D RABTAAN WAA DOQONIMOO DAMAQ INAAD LAHEYN DUNIDU WAA OGTEE DALKA WAXAA U HARI KII DAACAD IYO KII DIIR NAXEEN DHIIG DAADINEYN DAlLKA WAXAA U HARI SHACABKAAN DAYACAN DARYEELKEY RABAAN KII LA DOONAYEE DEGDEG WAX UGU QABAN

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 131 | Comments: 0

Not yet rated

 
16:31
16:31
16:31

Title: Day 2: The 1st Annual Somali Diaspora Youth Conference (PART 21)

PART21: Social Services Opportunities and Challenges by Hassan Omar The 1st Annual Somali Diaspora Youth Conference Empowering the Somali Diaspora Youth: The Forgotten Generation July 31 August 1 2009 Washington, D.C

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 65 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:38
04:38
04:38

dalka anagaba iskaleh de agah

show some love to somalia umadyahey cuqdada badan..may allah bless somalia with peace

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 273 | Comments: 0

Not yet rated

 
07:47
07:47
07:47

Qoomaal iyo Nimco Yasiin by Mclub19.com

http://www.mclub19.com this the latest song from the popular somali artists in the world Qoomaal and Nimco Yasiin. And it is the only song ever that they have song together in their entire life. Enjoy the melody, Music from Karama tudio in London by Mustafa Karama, WWW.MCLUB19.COM OR WWW.MURSALSTUDIO.COM

Channels: Somali Songs 

Added: 333 days ago by webmaster

Views: 206 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:38
09:38
09:38

Indha Deeraleey Xuseen Old Somali Music Best Somali Song Ever

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 341 days ago by raage

Views: 191 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:07
03:07
03:07

Somali Beauties

I do not claim ownership to the music nor pictures used in this video. They all belong to their respective owners. Music is "Day and Night" by Kid Cudi. A video showing all Somali people. The first three photos are of Amira Ahmed, a Swedish model who is half Somali and half Filipino. There are a few photos of Fatima Siad, an American, who is half Somali and half Ethiopian. Everyone else is completely Somali (except the blue eyed, blond Swedish man handing Hawa flowers). The models here are Amira Ahmed, Fatima Siad, Swedish singer Ubah, Swedish model Hawa Ahmed, Canadian model Ubah Hassan, Ayan Elmi, Iman, Canadian supermodel Yasmin Warsame, supermodel and author Waris Dirie. There are occasional pics of non-celebs or Somali models from Sheeko magazine. If you have any requests for the next video "Somali Beauties 2", just send them in. When I have enough, I'll make another video. :) Song requests will be taken too.

Channels: Somali Life In North America 

Added: 342 days ago by raage

Views: 93 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:27
01:27
01:27

Somalia fighter still eludes arrest - 16 Sep 07

Sheikh Hassan Turki has evaded capture by Somalia's transitional government and its allies since the Islamic Courts Union was ousted earlier this year. He is also wanted by the United States and Kenyan governments. The main accusation against him is that he was involved in the bombings of the US embassies in Nairobi and Dar-es-Salam in 1998. Al Jazeera's Mohammed Adow reports from Nairobi.

Channels: Somalia 

Added: 343 days ago by raage

Views: 74 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed idaajaa qeybti 6

Dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed idaajaa qeybti 6 waxaa idiin soo diyaariyey tafatiraha, www.raadi.com, www.xaraash.com, samaaltv.com

Channels: Somali Gabay 

Added: 345 days ago by raage

Views: 182 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

dhaqanka & hidaha Soomaaliyeed

Dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed idaajaa qeybti 7 waxaa idiin soo gudbinaya tafatiraha qolka, samaaltv.com, xaraash.com

Channels: Somali Gabay 

Added: 345 days ago by raage

Views: 102 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Hidaha_dhaqanka_soomaaliyeed_Q5.mp4

Waxaan meeshaan idinkugu soo diyaarinay magaal ku baxaya cod oo ku saabsan dhaqanka & hidaha Soomaaliyeed, waxaana soo jeedinaya halyeyga Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali Idaajaa, waxeey noo noqondoontaa taxane joogta ah, oo gaaraya 38 qeybood.

Channels: Somali Gabay 

Added: 345 days ago by raage

Views: 91 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00
 
01:00
01:00
01:00

dhaqanka hidaha Soomaaliyeed

Dhaqanka & Hiddaha Soomaaliyeed, bar ama baro , si aad adiga & jiilkaaga + caruurtaada aad u bartid hidaheena & dhaqankeena

Channels: Somalia 

Added: 346 days ago by raage

Views: 121 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Somali HILARIOUS freestyle Rap, IYALKA HAFADA

Somali FUNNY Freestyle on Ransom!!!!!!! HILARIOUS

Channels: Humor 

Added: 346 days ago by raage

Views: 109 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Gar Eexiyo Cumar Dhuule old somali music heesihii hore top somali song

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 346 days ago by webmaster

Views: 405 | Comments: 0

Not yet rated