Time in Somalia -
Videos with tag fanaaniin
Results 1-2 of 2
 
14:55
14:55
14:55

Fanaan caana oo Somaliland ku xiran 2 sano

45 Ka mida Fanaaniinta ugu caansan Somalia ayaa Madaxda iyo Shacabka Somaliland ugu baaqay inay sii daayaan Fanaanka weyn ee Jiim Sheekh Muumin oo laba sano iyo bar ku xiran xabsiga weyn ee Mandheera Somaliland

Channels: Somaliland News 

Added: 322 days ago by webmaster

Views: 94 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:30
03:30
03:30

Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)

Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegta guur,

Channels: Somali Songs 

Added: 334 days ago by webmaster

Views: 220 | Comments: 0

Not yet rated