Time in Somalia -
Videos with tag falis
Results 1-5 of 5
 
06:00
06:00
06:00

Juuni iyo Jaar iyo Jawaabtii heeskii garaadlay By (Shukri sindikko)

.............. . . . .............. http://www.facebook.com/idilvip

Channels: Somalia 

Added: 297 days ago by raage

Views: 227 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:15
01:15
01:15

BEST SOMALI SONG

Channels: Somalia 

Added: 297 days ago by raage

Views: 166 | Comments: 0

Not yet rated

 
13:43
13:43
13:43

ikraan iyo falis (gaarsiiya) iyo (garaadlaay) .

ikraan caraale( ma ogtahay sidii baan geesigaan jeclaa inuu guule igu simo gacmo kor uhaya ma ogtahay sidii baan gacalkaa jeclaa guclo orodka raacdada aan u goobayaa) iyo falis abdi (ma ogtahay garaadlaay geed miro ku yaaliin intuu baxay gun baar gurashada diyaar u ah mar hadaadan gaareen geeraar raqiisyo gucla orodka raacdada waxba kuuma goysee gocoshada adoon badin inaad dowga garataa amay kula gudboontahay gacal kaa dal doorsaday gubaabo iyo hees midna laguma gaaree hooooooooy inteeey goori goor tahay day dayo gayaankaaa

Channels: Somali Songs 

Added: 305 days ago by raage

Views: 79 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:38
04:38
04:38

dalka anagaba iskaleh de agah

show some love to somalia umadyahey cuqdada badan..may allah bless somalia with peace

Channels: Somali Songs 

Added: 331 days ago by webmaster

Views: 273 | Comments: 0

Not yet rated

 
03:30
03:30
03:30

Falis Abdi - Badbaado (Hees Cusub 2011)

Lyrics Of D Song: 1 Hadii aan bad baadiyo, Gurmad kaaga helinnoo, Baasaha jacaylka, Dhakhso iga bi'inoo, Kuu baaba'ee, Allow yaa badhaadhiyo, Barkhad jacayl, Kula beegta guur, 2 Bardihii jacaylku, Ma wax la isku biiraa, Badankana wax yeeloo, Qalbigayga baadhaa, Naftu baadi goobtaa, Allow yaa barwaaqiyo, Bash bash jacayl, Kula beegta guur, 3 Borama Hargeisiyo, Berberiyo jabuutuu, Cishqi bari ku baahoo, Dadku ay bogaadshaan, Ana baafiyaayoo, Allow yaa Bartaa'iyo, Xamar jacayl, Ula beegta guur,

Channels: Somali Songs 

Added: 334 days ago by webmaster

Views: 220 | Comments: 0

Not yet rated