Time in Somalia -
Videos with tag dhalinyaro
Results 1-9 of 9
 
08:39
08:39
08:39

Heeska Calanka

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama. Erayada/ Miraha Heesta Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:39
09:39
09:39

HEES KAWAANKII DADKA‏

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA. DALJIR BAAN AHAY KA DAMQADA DHIBKOO DAMIIRKAA II WADA HADDII AAN DORAAD DAMBI WAXAAD GASHEEN DIIWAAN KU QORAY DADKA AAN HORDHIGAY OO DOO DIINU TAHAY HADDII AAD NA DEYN WAA LAGU DILAAYAA CIRKA SOO DUNSHOO WAA INOO DAGAAL DIBI GEESAHA WEYN LO'DA WUU DIDSHAA U DIIDAA HARKEE DADKAAD DOOXATEEN DAARAHOOD KA QAXAY CEELASHII U DIDAY BAAD SII DABA GASHEEN DALKA KUWA DHIGAY KAWAAANKII DADKA DARAJADAA D RABTAAN WAA DOQONIMOO DAMAQ INAAD LAHEYN DUNIDU WAA OGTEE DALKA WAXAA U HARI KII DAACAD IYO KII DIIR NAXEEN DHIIG DAADINEYN DAlLKA WAXAA U HARI SHACABKAAN DAYACAN DARYEELKEY RABAAN KII LA DOONAYEE DEGDEG WAX UGU QABAN

Channels: Somalia 

Added: 328 days ago by webmaster

Views: 131 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:24
04:24
04:24

Somali Song - Hussein Shire Jama (Ciyaar Jecel)

http://www.heegantv.com/ This song is by Hussein Shire- Saynab. All Credits to Hussein. Somali Music. Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo (Seynab). Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool) iyo Mohamoud

Channels: Somali Songs 

Added: 331 days ago by raage

Views: 278 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:57
06:57
06:57

Hibooy Digfeer best somali song new somali music

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974

Channels: Somali Songs 

Added: 341 days ago by raage

Views: 210 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:46
06:46
06:46

Beer & Dheylo Digfeer heeso music somali music best somali song 2009

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 341 days ago by raage

Views: 224 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:47
06:47
06:47

Sunayaal Bacidleh Xuseen Yuusuf best somali music somali songs somali rap

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 341 days ago by raage

Views: 201 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Madaxeynaha Somaliya Sh Ahmed, wareysi 3aad.

About Us Copyright 2010 ChoiceTVsomali London UK ChoiceTvSomali is a video project run by Nabiil and Dragoncut aimed at giving young people the opportunity to express themselves on issues relevant, and important, to them. The Full Episodes are 10 to 20 minute videos presented as a magazine style television show. They feature interviews, short films, music videos, vox pops, adverts, facts and opinions in a series of short pieces linked together by presenters. Issues addressed so far include Knife & Gun Crime, Consequences of Drug & Alcohol Use, Exclusion from Mainstream School, Bullying, Peer Pressure, Happy Slaps and Inter-Faith interaction to name a few. The Short Films section contains any short films made with the young people. Most of these are included in the full episodes, but are placed here for ease. This section will also contain any adverts made for a full episode, again for ease of access. The Music Videos section features music videos made both within episodes of ChoiceTVsomali or as seperate projects in their own right. Please have a look at the work the young people have produced, as not only is it entertaining and of a great standard, but what they have to say is important and relevant, and possibly not heard enough outside their own social circles. If you want to be kept up-to-date with future work, please join the Facebook group and subsribe youtube.com/choicestvsomali

Channels: Muxaadiro 

Added: 346 days ago by raage

Views: 237 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Ceelasha Cumar Dhuule best somali song somaliland old music

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 346 days ago by webmaster

Views: 254 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Balan Baalis Samatar xasan aadan old somali songs heesihii hore qaraami

http://www.shaleemo.com http://www.fiirsi.com http://www.saafifilms.com http://www.saafi.co.uk Isagoo dhan ka daawo Fiirsi Web & Saafi films Company Best Somali DVDs Call 02071003977 ama 02071003974.

Channels: Somali Songs 

Added: 346 days ago by webmaster

Views: 396 | Comments: 0

Not yet rated