Time in Somalia -
Videos with tag amin
Results 1-6 of 6
 
05:35
05:35
05:35

Somali Cultural Dance - Dhaanto - Somali Festival Columbus OH 2011

Somali Unified Youth Somali Cultural Dance - Dhaanto at The 2nd Somali Cultural Festival, Columbus OH July 1st 2011. Dhalinyaradu waxay halkaasi ka soo bandhigeen dhaanto aad u qurux badan oo aad loogu wada bigay.

Channels: Somalia 

Added: 304 days ago by webmaster

Views: 208 | Comments: 0

Not yet rated

 
10:00
10:00
10:00

heesta calanka somaliland 09

heesta calanka somaliland 09

Channels: Somaliland News 

Added: 321 days ago by webmaster

Views: 150 | Comments: 0

Not yet rated

 
07:26
07:26
07:26

farxiya fiska hees wadani

farxiya fiska hees wadani

Channels: Somalia 

Added: 327 days ago by webmaster

Views: 144 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:49
05:49
05:49

QISSA DHOL SAMMI ( MOHAMMAD AMIN ).wmv

upload by ustad Abdul Rashid 03004367285 03344108731 03133286655

Channels: Somali Songs 

Added: 331 days ago by webmaster

Views: 88 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

World Cup in Cartoon

Somali Artist Amin Arts shows the 2010 FIFA World Cup through his eyes, as an art. Contact him @ mohamed@aminarts.com visit for more cartoons @ http://www.aminarts.com/

Channels: Somali Arts & Animation 

Added: 345 days ago by raage

Views: 91 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

Wan iyo Waraabe

Tix, ama Gabay uu tiriyay Carays Ciise Kaarshe, Allah u naxariistee, sawiraddana waxaa sameeyay Amiin Caamir. Text to the 'Gabay/Tix'; Tixdaan maantaa wadaa waa weydiin iyo war celin, ayaan waayaha ka mida, waraabe iyo wanbaa isweydaarsaday su'aal, Wankii baa yiri waryaa addunkii waasacyo, walaalowday Afrikoo, waswaaskii imma hayoo, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay wadeynimo kaa marabo wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee waraabo maalin wacan. Runtaa! Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yidhi waa tahay, nabsigii waayahan maqnaa, inuu waaxdayda yimi, adi'un baa ii waramay, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yiri waa tahay, kolkaa waydaysantahay, ninkii kuu gala wanaag, abaal baa laga warshaa, waxyeel'aan kugu aqaan, wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan. Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yidhi waa tahay, aduunyado waayac maleh, wanaag loo gama irkado, nin'na kama buuxsho weelkan mantana waa wareer, wadaageey baa tahay, aan waayo is wehelinee wanyahow haa i goyn wadnaha (...) Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey! Wuxuu yiri waa tahay, wuxuush'nimaddii ka baxay, wasiir'aan leeyahay, waftaa ii mara arladda, wareerkaa sheegat'ana, war iyo waayo umalihi. wanaag baan kuu wadacay. Warkuna waa kooban yahay, wadeynimo kaa marabo, wadanka anaa iska leh, aan kala weydaaranee, waraabo maalin wacan. Runtaa Wowgii kale waxaan lahaa, Haaheey!

Channels: Somali Arts & Animation 

Added: 345 days ago by raage

Views: 160 | Comments: 0

Not yet rated