Hordhaca Muuqaalka Awdal State Lama Aasi karo
Waa hor dhac Muuqaaleedka heesta Awdal State Lama Aasi karo iyo Fanaaniinta Horyaal Band-daawasho wacan
Awdal
State
Lama
Aasi
karo
awdal
state
Dahir
Alasow
Borama
hees
Channels:
Borama News
Added: 328 days ago by
webmaster
Views: 162 |
Comments: 0
Not yet rated
Awdal State Lama aasi karo ,Official Video-Waagacusub Tv
Waa Heesta Awdal State Lama Aasi karo (Awdal State Cannot Be Buried) oo aan si rasmiya u baahinay codsi fara badan oo nooga yimid akhristayaasha Waagacusub. Heesta waxaa sameeyay Dahir Abdulle Alasow,waxaa laxanka macaan saaray Maxamud Goox Qarbooshe,kooxda Fanaaniinta Horyaal Band. 1-Maxamud Goox Qarboosh 2-Muslima Qaasim Hilowle 3-Bile Caraale 4- Sagal Arts 5- Muumin Jilicoow 6- Cumar Ashkir 7- Niciima Axmed 8-Ayaan Cali 9- Maxamed Yare 10- Canab Cali
Channels:
Video Blogs
Added: 345 days ago by
webmaster
Views: 197 |
Comments: 0
Not yet rated
HEES CUSUB AWDAL STATE LAMA AASI KARO
Heesta Cusub ee LAMA AASI KARO waxaa Sameeyay Dahir Abdulle Alasow,waxaa laxanka saaray Mulaxamiistaha weyn Maxamud Goox Qarboosh. Heesta waxaa Maalgeliyay Faryaad Jabriil oo ah gabadh ku nool dalka Denmark. Fanaaniinta qaadaa waxaa ka mida:- 1-Maxamud Goox Qarboosh 2-Muslima Qaasim Hilowle 3-Bile Caraale 4- Sagal Arts 5- Muumin Jilicoow 6- Cumar Ashkir 7- Niciima Axmed 8-Ayaan Cali 9- Maxamed Yare 10- Canab Cali
Awdal
State
Somaliland
hees
cusub
lama
aasi
karo
Channels:
Video Blogs
Added: 345 days ago by
webmaster
Views: 497 |
Comments: 0
Not yet rated
