Time in Somalia -
Videos with tag Jooqle
Results 1-20 of 20
 
06:22
06:22
06:22

The New Somali Queen Zamzam Ali Rooble {NABSI}

Waa boqoradii cadka ee dhawaanahan u siday calanka dhinac hablaha heeso waa fanaanad dayar waa fanaanad qimo iyo qurux rabi u dhiibay waxaa eey hablaha sanaadkan heeso kaga tagtay banaan cidla ah.Zamzam Ali Rooble waa fanaanad somaliyeed oo aad iyo u cad macaan waana gabadh aad iyo aad u dhili tiran ineey cad macantahay waxaa marqaati heestani.The New Somali Queen Zamzam Ali Rooble 2011

Channels: Somalia 

Added: 296 days ago by raage

Views: 271 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:05
05:05
05:05
 
01:15
01:15
01:15

BEST SOMALI SONG

Channels: Somalia 

Added: 296 days ago by raage

Views: 166 | Comments: 0

Not yet rated

 
08:45
08:45
08:45

Heestii Dhoof (Awes Amoore iyo Hodan Shabiin)

waa heestii dhoof oo eey inoogu luqeynayaan fanaaniitii dada yareed ee rer minneapoli waa al fanaan Awees iyo Fanaandii daada yaree ee Hodan shabiib, oo noqtaya fanaanda u soo iftay Cariga USA iyo walbi dunida eey somalida ku dhaqanatahay

Channels: Somalia 

Added: 296 days ago by raage

Views: 185 | Comments: 0

Not yet rated

 
14:50
14:50
14:50

New Somali Show TopTen

waa barnamij ka waryatv ee la magaca baxay somali show top ten oo habeen walabo oo jimco ah

Channels: Somalia 

Added: 296 days ago by raage

Views: 93 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:49
04:49
04:49

Denver Somali July 1

WAA MALINTII XORIYAD SOMALI waxana lagu qabtay gobalka Colarado Denver waxaan xaga jogay wariyaha waryaTV Duqbilow

Channels: Somalia 

Added: 303 days ago by webmaster

Views: 125 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:49
09:49
09:49

Somalia waa iib (Somalia is for sale)

MEEL LAGU DAGAALOO DIRIC DHIIGII DAADSHOO OO DALKA CIIDANKIISII DOOXEEN CADAAWAHA DURBA GUULO BADAN IYO DEGMOOYIN AY XOREEYEEN DOQON CADOWGU SOO DUMAY DURBAAN UU U GARAACA DABADEED YIRAAHDAA DADWEYNUHU HA SOO BAXA DOOLARBAAN SAIDAAYEE DORASHAAN GALEYNAA DANEYSTAA I SOO DIRAY ANNIGAA DALAALOO DALKAA NOO GADAAYAA DANYARTIYO CARUUTIYO DUMARKAAN GO'AAYANA DANI NAGAMA HEYSEE DAKANADA KUWAAN GALAY NOOMA DIIRNAXAAYAAN DIBADA BAXA DADWEYNOW DAARTEY DHEX-JIIFAAN IYAGU AY ISKU DOORTEEN HADANA AY KA DOODAAN DANAHOODA GAARKAA SHIRQOOLADADA KA DUMAYAAN WAA IN LAGU DUNSHAAYOO DIBADA LOOGA SAARAA DARUURIHINA MEY CURAN DALAGIINA MUU BIXIN GUGAAN DOOG LA WAAYOO DEYRTII DHAWEYDNA DHIBIC ROOBI AY DA'IN DUUNYADII IDLAATO DADKII WEY LE'ANAYAAN DAMIIR LAAWE MOOYEE SOOMALI DAACADA DANTA GUUD ILAASHAHA XUKUN DOONIMAAYEE DIFAACBUU GALAAYAA DULINIMO HA YEELINA SOOMAALAY DIGTOONOW DABADHILIF HA YEELINA DAWLADNIMANA LAMA RABO DALKA HORUMARKIISEE

Channels: Somalia 

Added: 303 days ago by raage

Views: 148 | Comments: 0

Not yet rated

 
08:39
08:39
08:39

Heeska Calanka

HEES CUSUB OO LOO TIRIYAY 50 GUURADA CALANKA SOOMAALIYA OO AY TIRISAY RUQIYA XAAJI MAXAMED Waa Laxankii Jooqle Shire iyo Codadkii Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abwaan Cali xasan, Aamina cabdullahi cumar iyo Shamso Maxamed Food.Muusikadii Maxamuud Maxamed Karaama. Erayada/ Miraha Heesta Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad

Channels: Somalia 

Added: 326 days ago by webmaster

Views: 99 | Comments: 0

Not yet rated

 
09:39
09:39
09:39

HEES KAWAANKII DADKA‏

HORDHAC:SHUMACII AAN DARAY IYO QAYLODHAANTII AAN DIRAY, HADEY DALKA WADA GAARTAY DIGAAGUBA DAWAC WAA DILI KARAA,DUNIDA MAANTAAYE,DABARKA ISKA JARA ,OO LA DIRIRA QOOMKA DIINTA KU QARAABTA,DABADEED HALEY DILO ANNOO XAQA DARDAARAAYA. DALJIR BAAN AHAY KA DAMQADA DHIBKOO DAMIIRKAA II WADA HADDII AAN DORAAD DAMBI WAXAAD GASHEEN DIIWAAN KU QORAY DADKA AAN HORDHIGAY OO DOO DIINU TAHAY HADDII AAD NA DEYN WAA LAGU DILAAYAA CIRKA SOO DUNSHOO WAA INOO DAGAAL DIBI GEESAHA WEYN LO'DA WUU DIDSHAA U DIIDAA HARKEE DADKAAD DOOXATEEN DAARAHOOD KA QAXAY CEELASHII U DIDAY BAAD SII DABA GASHEEN DALKA KUWA DHIGAY KAWAAANKII DADKA DARAJADAA D RABTAAN WAA DOQONIMOO DAMAQ INAAD LAHEYN DUNIDU WAA OGTEE DALKA WAXAA U HARI KII DAACAD IYO KII DIIR NAXEEN DHIIG DAADINEYN DAlLKA WAXAA U HARI SHACABKAAN DAYACAN DARYEELKEY RABAAN KII LA DOONAYEE DEGDEG WAX UGU QABAN

Channels: Somalia 

Added: 326 days ago by webmaster

Views: 129 | Comments: 0

Not yet rated

 
07:48
07:48
07:48

Xafladii Galmudug iyo Wacdarahii Maryan Mursal Waagacusub TV

Fanaanada Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa wacdaro ka dhigtay Xafladii soo dhaweeynta Madaxweynaha Galmudug ee London

Channels: Somalia 

Added: 326 days ago by webmaster

Views: 139 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:22
06:22
06:22

Haraad

heestaan waxaaa qoraalkeeda diyaariyay cabdiqani waxaana soo bandhigay smartxariiif

Channels: Somali Songs 

Added: 330 days ago by webmaster

Views: 173 | Comments: 0

Not yet rated

 
05:39
05:39
05:39

Qeylodhaan heesta Qarniga

kadib mucjisadii ka dhacdey xamar tariikhda markey aheyd 3 dec 2009 ayaa fanaaniinta iyo mu alifiinta fanaaniinta somaliyeed bahda london waxay so saareen heestan oo ah baroor diiq, waa hees taariikhi ah kana turjimeyso qaracankii qaranka iyo dadka somaaliyeed meel kastoo dunida daafaheeda ey ku nool yihiin. MIRAHA : QALQAL NAGU BEER QARAXII LALA BEEGSADAY ARDAYDII QALIN JABINEYSAY QASAARAHA NA GAARAY WAA MIDAAN QIILNA LOO HEYNE CUMAR HAASHI QAARAJIYE WAAYEEL QAARAJIYE DAAUUD DIRIR QAARAJIYE IYO QAAR KALOO BADANE QURAAN RUUGII INA CADOW WAA KAA QOORTA LAGA GOOYAY DATOORADII WAX QALI JIRAY IYO QAMARNA MAY DHAAFIN QUMBULAD KOLAAD LA DHACDO RABOW WAX KA QABO QOOMKII SIDAAN YEELAY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QAAIMUL WADDAN DALAALAA HADBA SOO QASAAYOO QEYBI OO XUKUN BAA QORSHUHU YAHAYE QAYLO DHAAN WAAWAREY QAYLO DHAAN WAAWAREY QIIL DAMBIYO MA HARIN DIIN LAGU QARAABTAAYE QURAC JABAY SIDIISI QARANKU MA U LIICAY QABRIGOON GALNAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAYE QUMAATI U TOOS SOOMAALIYEY WAAD QALIBANTEENE

Channels: Somali Songs 

Added: 330 days ago by webmaster

Views: 169 | Comments: 0

Not yet rated

 
10:45
10:45
10:45

SOO DHOWOW JOOQLE NICMA YAASIIN

http://www.saafifilms.com ka daawo heeso badan oo video ah kuwii hore dhexe iyo kuwii dambe waxyaalo badan oo ku cajib geliya ayaad ka daawan kartaa halkaa

Channels: Somali Songs 

Added: 330 days ago by webmaster

Views: 222 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:06
04:06
04:06

Somali Song by: amina dhool 2011.flv

Waa codkii macaanaa ee Aamino Dhool iyo heestii waxaa ii sad noqon lahaa

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 227 | Comments: 0

Not yet rated

 
08:21
08:21
08:21

Somali Song by: Amina dhool Mohamud Amoore.flv

Waa codkii macaanaa ee Aamino kuluc iyo mahamud amore

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 206 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:49
06:49
06:49

Somali song iladheeleey by Hussein Shire Jama and Shamso Foot3.flv

Waa heestii iladheeleey iyo codkii macaanaa ee Hussein Shire Jama iyo Shamso Foot

Channels: Somali Songs 

Added: 332 days ago by webmaster

Views: 568 | Comments: 0

star star star star star 

 
09:30
09:30
09:30

Abdullahi Abdi Weheliye

http://www.banadir24.com http://www.bclub19.com

Channels: Somali Songs 

Added: 340 days ago by raage

Views: 144 | Comments: 0

Not yet rated

 
06:30
06:30
06:30

jooqle 4.5 new somali songs 2010

jooqle 4.5 new somali songs 2010

Channels: Somali Songs 

Added: 340 days ago by raage

Views: 128 | Comments: 0

Not yet rated

 
04:48
04:48
04:48

somali song qaboojiye

somali song qaboojiye

Channels: Somali Songs 

Added: 340 days ago by raage

Views: 104 | Comments: 0

Not yet rated

 
01:00
01:00
01:00

siyaad barre , Noolow Siyaad noolow

Channels: Somalia 

Added: 344 days ago by raage

Views: 210 | Comments: 0

Not yet rated